Hadduu maanta Axmed ogaan lahaa wuxuu ogaaday intuu madaxweynaha ahaa, waxaan isleeyahay kursigaba ma soo doonteen. Rayaale wuxuu ku eedayn jiray wasiiro tiro badan oo bilaa tayo ah, dawlad kala socota, koox ayaa talada haysa iyo muddo kordhin. Bal afartaas qodob isaga maanta ku fuudhiya idinkaan idiin daaye.