GUUGUULE IYO MAANTA

0
617

22Waxaan idin weydiiyay miyaad maqasheen inay kala dhimantahay lacagtii ay madaxtooyadu tidhi waa afar milyan oo doorashada ayaanu ugu tallo galnay. Iyaga iyo Allahooda ee waxay lahaayeen markii la sarifay saddex milyan iyo jar-jar ayay noqotay.