GUUGUULE IYO MAANTA

0
959

22Waaryaadheheen, odaygii Xaaji Axmed ma laga yaabaa inay xisbiyadii siyaasadu dushiisa ku burburaan. Hore waxaynu u ogayn inaanay doorashooyinkii Rayaale qabtay deero deero hirdiyin, tii Axmed qaybtay ee qudhana wixii ka dhacay waa la ogaa. Maantana xisbiyadii ayaa warkoodii taaganyahay.