GUUGUULE IYO MAANTA

27
4155

Warbaahintii caalamkuna waa taas aragtay in golaha wasiirada ee Madaxweyne Biixi u badanyihiin rag aan doob dilaacsan oo ay dhoof-dhoof iyo diyaarad raacuun kaga dhegtay. Saylicina ma maqasheen inuu yidhi Somaliland caalamka ayaa u baahan ee iyadu cidna uma baahna, ana waxaan leeyahay adeer ku-xigeenoow dunida waynu u baahanahay oo kama maaranee geed ha inagu xidhin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here