Mujaahidku wuxuu talada hayay 180 maalmood. Haddaba; akhriste, muxuu ku soo kordhiyay ayaad u malaynaysaa Siyasaadda arrimaha gudaha; Dhaqaalaha, Siyaasadda arrimaha dibadda iyo guud ahaan dalkaba. Waar bal qof kastaa markuu intaas isu soo gaysto waa inoo caawa iyo marka la soo afuro.