Dawladuhu diblomaasiyiinta dalkooda jooga ee ka socda dalalka shisheeye waxay ku eegaan afar indhood iyo wixii ka badan, diblomaasiguna dalka uu martida u yahay wuxuu ku leeyahay xurmo iyo xaq-dhawr laakiin xuduud leh. Ninka doonaya inuu hadalkayga fahmaana labada layn dhexdooda qoraalka ku jira ee aanay indhuhu arkayn ha akhristo, ninkii kalena wixii uu dhuri jiray ha iska dhuro.