GUUGUULE IYO MAANTA

0
1043

Waryaadhaheen, shirkadahan dalka shidaalka keenaa waa kuwan shidaal caag ah oo ay dalka keeneen uu baabuurtii inaga wada fadhiisiyee, nimanka yaa looga ashkatoodaa.  Maxayse kaaga taalaa haddii ay dunida ku awood bateen oo aan la dacwayn Karin, waxa jirta maalin aan la kala awood badnayn. Waar nimanka Alle ka baqda yaa yidhaahda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here