GUUGUULE IYO MAANTA

0
630

1Horta lacagteenii boqolka shillin ahayd halkay ku dambaysay. Goormaa inoogu dambaysay arageedii iyo adeegeediiba. Waar ama aynu baankan iska xidhno ama baanku ilayn qasnad inooma ahee lacagteena ha daryeelo.