GUUGUULE IYO MAANTA

25
2755

Aakhirona meel la tago lehee, aynu ka kiraysano inan yar oo wasiir ah oo casuumad u sameeya laba boqol oo qof. Waar ma ganacsadaa ninku, dee mayee xoolaheenii ayuu ku baadhiyay.  Aniga midh iga qora maanta; waynu badbaadnay haddii aynu 7 sannadood ku soo jirnay noocii aynu ogayn iyo wax aynaan ogaynba. Waar aynu ducaysano nimanyahoow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here