GUUGUULE IYO MAANTA

0
598

1Aniga waxa ii muuqata doorashadii madaxtooyada oo dib u dhacday. Waxa kale oo ii muuqata in la arki doono rag waaweyn oo leh hala kordhiyee yaa loo kordhiyaa. Waxase aan odhan doonaa  Axmed iyo Saylici ayaa loo kordhinayaa ee nambarkiina xejista.