GUUGUULE IYO MAANTA

32
3071

Markaad aragto Cali Mareexaan iyo Xaglatoosiye iyo qaar kale ood garanayso oo olole ugu jira inay ku soo noqdaan xil wasiirnimo waa wax lala yaabo. Haddii uu Wasiir Cali-diyaaradna ku soo noqonayo hawlaha guud oo uu guryihii iyo dhulkii dawladda dib inoogu maamulayo, Saleban-yarena caafimaadka dalka weli sii maamulayo, maxaynu doorasho ka qabsanaynay. Bal aynu eegno in madaxweynaha la doortay uu dano shakhsi eego oo uu dadkan dib inoogu soo celiyo iyo inuu dan qaran eego oo uu dalka wasiiro daacad ah oo musuq ka nadiif ah xukuumad uga dhigo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here