Warar GUUGUULE IYO MAANTA By Jamaal A. Yonis - October 5, 2017 0 1011 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Faan iyo hadalba waa soo oodmayaa dhawaan. Doorashadiiba waxa inaga xiga 5 toddobaad qofkii Alle gaadhsiiyo. Waar hooy waa la noolaanayaaye bal hadaladiina iyo ficiladiina u meel daya oo dadka kala reebta ilayn waa la wada joogaa maalmo dabadeed’e.