WARARKII SAAKA OO KOOBAN
Badhasaabka togdheer oo ay is galeen duqa Borama
Duqa Gebiley oo ay feedh iskala daaleen xildhibaan deegaan
Masuuliyiintii duulista oo shaqadooda wasiir Cali Marreexaan ka difaacday
Guddoomiye Baashe oo xukuumaddu ku canaanatay in uu WADDANI isu dhiibay
Iyo qodobo badan oo kale oo aad wada xasuusan tihiin.