Dawladii Cigaal waxa ugu awood badnaa laba nin oo ka soo jeeday gobalka Sanaag, Rayaalena waxa ugu badnaa laba nin oo ka soo jeeday Hargeysa. Bal haddaba xukuumadda Xaaji Axmed labada nin ee ugu awooda badani gobalka ay ka soo jeedaan maanta ii sheega.