GUUGUULE IYO MAANTA

0
752

Horta gari Alle ayay taqaanaaye aniguba Maxamuud-dheere xilka waan ka qaadi lahaa. Waa ninka 7 sannadood dalkaas dhan ee la boobay aan xataa odhan hebel baa hanti boob lagu hayaa. Laakiin cadaaladdaa inagu yaree waxaan raacin lahaa Wasiirka gaadiidkii loo diray dayacay.