GUUGUULE IYO MAANTA

0
631

Iyaga iyo Allahoodee waxay lahaayeen dalalka ina caawiya ayaa yidhi wasaarad ay lacag badani ku maqantahay ayaanu baadhaynaa si aanu lacagtayadii u hubsano halkay gashay, dabadeed nin reerka la xidid ah  ayay gashay oo waxa la amray in la joojiyo baadhitaankaas oo Faranjigii waxa lagu yidhi waxba ha baadhina. Dee iyaguna qaranka ayuun bay ka jarayaan oo lacagtoodii ayay dabadeed la noqdeen.