GUUGUULE IYO MAANTA

0
465

22Guddigan doorashooyinku intay sheeko kale ku meeraysanayaan maxay uga hadli waayeen labadii doorasho ee ay lahaayeen waanu wada qabanaynaa ee la kala reebay. Doorashadii wakiilada ayaad idinku ka hadlaysaane anigu waxaan walaac ka qabaa tii madaxtooyada lafteedii.