GUUGUULE IYO MAANTA

0
573

22Nimankii reer IGAD intay islahaayeen Somaliland ku xumeeya ayay iyagii kala bacoobeen oo uu midiba mid ka shakiyay. Intaas waxaan ku darayaa, goormaa la bilaabalayaa mashruucii weji ku macaashka ee nuxurkiisu ahaa “Madaxweynuhu go’aan taariikhiya ayuu labada doorasho ku kala qaaday.”