Waxaan idin weydiiyay Xaaji Axmed muxuu yidhi. Saacadii u dambaysay ayaan musuqa iyo maamul xumada la dagaalamayaa. Yeelkeedee’ xaajiga waa laga sugayaa, ee hadalkaas quruxda badan uun ha inoogu bedelo ficil oo talaabooyin ha qaado.