GUUGUULE IYO MAANTA

0
551

22Anigu waxaan la yaabanahay wakhtiga ay sidan u coloobeen Madaxweyne Siilaanyo iyo saxaafadii. Xataa Qaramada Midoobay ee odhan jirtay saxaafadda ayaa Somaliland u doodda ayaa hadda ogaatay oo madaxtooyadeenii ku leh “Waar saxaafadda daaya.” oo kolba waraaq u soo diraysa.