GUUGUULE IYO MAANTA

0
628

22Horta marxuum Cigaal imisa goor ayaa loo kordhiyay, Rayaalena imisay ahayd muddo kordhinihii loo sameeyay. Xaaji Axmed waa markii labaad oo isaga waatan hadda taagan. Ma idinla tahay inaynu murashixiintan tartamaya ka saxeexno inaanay muddo kordhin iyaguna samaysan ilayn sidani waa waali’e.