GUUGUULE IYO MAANTA

0
561

22Waar nimanyahoow, sicir bararkan ina aafeeyay ee lacagteenii tirtiray ee ganacsatadeenii dhexe fadhiidka ka dhigay maxaa looga aamusanyahay. Muxaafid iyo mucaaradba waxa lagu mashqulsanyahay huuhaa iyo hadal aan dan inoo ahayn ee dadkaygoow sicir bararkan intaynu  ka shirno dabadeed maka ducaysanaa.