GUUGUULE IYO MAANTA

0
721

1Horta guddiga doorashadu taloow xisbiyada ma u gudbiyeen weli jadwal doorasho oo cad ilaa maalinta doorashadu dhacayso. Intaas waxaan raacinayaa waa maxay waxan cusub ee ay wasiiradu ku soo saxeexayaan Imaaraadka, mise xaqul qalinkii ayaa taloow la inoo soo qaadayaa.