Digreetadii wasiirrada dishaay
dar kalaa hadhaye
Waan kuu duceeyaa
markaad damiin qaadaba eh
xilalkan daciifka ah intaad doca-docaynayso
dihaal gabowdaa fadhida
daarahaa waaweyne
doorkanna kuwaad
dhaaftay baan kuugu dudayaaye
Digtoorka Dacal ka dhaaf bay lahayd
kuu mabaan dirinee
Darkalaan la sugi durduradaadiiyee
daarta ka joogiyo duqee Yarka
waa isku diir labaduye
(Gabay-dheeg)