Ganacsade Maxamed Baarjeex Iyo Tacsida Geerida Ibraahim-Dheere

0
772

baarjeexAnigoo ah ganacsade Maxamed Baarjeex Xasan, waxaan tacsi u dirayaa, qoyska, qaraabada iyo umadda uu ka geeriyooday Marxuum Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim-Dheere) oo khamiistii ku geeriyooday wadanka Djibouti. Marxuumkana waxaan Alle uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo, ehelka iyo umadda uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo. Aaamin.