DIPLOMASIGA CIRO OO KU DAAH FUREY BARAANIMKA XISIBGA WADDANI XARUNTA UGU CAANSAN EUROPE SIDDA UK XARUNTA BARLAMANKA IYO XARUNTA LOOGA TALIYO WADDAMADA EUROPE EE BELGIM CAASIMADDA BRUSLESS.

0
788

12509230_529649563875310_4357992862618699715_nHogaamiyaha Ruuxiga ah ee Mustaqbalka Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta ku soo Bandhigey Barnaamijka Xisbiga Waddani Xarunta Brusless ee Dalkan Builguim ee Xarunta EU.

Waxa la Socdda balaahisa Xildhibaan Garyaqaan Reyte iyo Xildhbaan Abdirahmna Xoog iyo xooghayaha Arimaa Dibadda DR Fadal

Addunyadda Taariikhdda Waa Kaw, In Xisbi African ah oo Waddan Aan la Aqoon ka Dhisan in Lagu Daah furo Xarunta EU, iyo Aqalka Barlamanka Uk.

Waxey Tijaabo u Tahey in Xisbigga Waddani Yahey ka Keeni kara Ictiraafka Lagu Daaley, Duniddu ku Aamini karto. Siyasadda Arimaha Dibadda ayaa cadd in Xisbigga waddani kaga horeyo, Xukumadda Siilaanyo.

Hadaad Taariikhadda Dib u Eego. Wali Maddax Weyne Siilaanyo Muu Dhaafin Addiss- Ababa. Waddamadii Africanka aha ee madaxweyne Daahir Riyaale Xidhiidhka ka unkey, Albaabadda loo Xidhey,

Zambia, Senegal, Ghana, Rwanda, Brundi, Tanzania, South Afirca, 2005 Ayaa Maddaxweyne Riyaale Cagta mar qudha soo WAdda Mariryey,

Beesha Caalamku Markey Aragtey Maamulka xukumadda siilaanyo ee hore iyo isdaba marteynaya. ayey ka gaabsadeen wadda shaqeyntii. waddamadda jaarka aya iyaguna kalsooni buxdda ku qabin.

Waxaasiba waa Dhacaw soo Gadhey Siyasadeena Arimaha Dibadda. Maddaxweynahu Waddama EU, UK, iyo Safarkii Wiilka Airland Ee la taliyaa u Ahaa Wasaradda Arimaha Dibadda ee ku jirey ( pay-rolka Dowladda Somaliland) uu Abahiii ka soo sameyey ee ahaa safar-sharafeedka aan aheyn mid Siyasadd iyo Diplomasiyad ku shaqo leh. mooyaane ma jiro waddan kale uu taggey Mudaada uu xilka hayey,

Hadaba Muwaadin Dalka in Aan Xukumadda Siilaanyo u Shaqeyn ee ey ka shaqeystey waxa ku cadd qodobadd kor ku xusan. Waxay Aad u wiiqeen jiritaankii Qadiyadena oo ey ku dhex Mileeen, Wadda Hadalladda Ma dhaleyska Noqdey Ee Xukumadda Xasan Gur-guurte.

Soyaalka Taariikhda iyo Baadi Soco taxana ah ayaa Tilmaai doona Taarikkhdda Maddow. ee kulmiye Shacabka Somaliland kaga lumiyey Mudada 7 sano ah ee bilaa qorshaha iyo jihadda ah.

Dalku maanta badbaado buu yahey, waxana qabaa hadaan la is yeel-yeleyn qof walba oo inuu Somaliland jelcaa waa ka sidda cadeedda uga dhex muuqdda Xisbiga waddani.

Waxan ku Hambalyeyna Gudomiye Abdirahman Ciro, Sifa iyo hufnaanta Siyasaded uu ku soo kordhiyey saaxadda Siyasadda somaliland ee bilaa ah. ( CEYDA IYO HAYEY KA SOO KACEYKII KULMIYE)

Waxan kale oo Qiraya in Aan Casharo Badan ka bartey Diplomasaiyadda uu waayo Araga ku yahey, Xubmahayaga Arimaha Dibadda Qaabilsan Nagu hogaaminayo.

Waxanaa Qabaa Muwadin waxa aan sahlayen oo u bahan inad is weydiiso ama Fahanto. qadiyadda Bulshada Caalamka iyo Xarumaha ey Waddamadani ku lafo guraan

Siyasaddooda iyo Ta aduunka in ey ku Casumaan Daah-furka xisbiga waddani Barnaamijkiisa qabyo qoraalka ah. Waxey Taasi sal u tahey, in Qadiyadda Somaliland uu waaya Gudmoye Abdirahman Ciro.

ka sii dhadhaciyo hogaaminta iyo qadiyadda Somaliland iyo ku Saabsan Arimaha Dibadda uu ka sii dhaadhicinayo Beesha Caalamka. hadhowna ey noqon doonto mid leh mudnaanteeda

Hadaba Somaliland wey Guuleysaneysa Muwaddin is Diwaan Gali. Dalkana Ictraafkiisa Xisbiga waddani Geed Gaaban iyo Geed dheer buu ugu jira Shacabka waqtigiisa maha mid uu ku lumi doono, Masuq-masuq iyo kala qeybinta shacabka Somaliland.

Somaliland Ha Guuleysato.

 

 

Ambassador Abdirizak Diinaari

Denmark