Hargeysa(Geeska)-Dalalka Beesha caalamka ee taageera doorashooyinka iyo nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa ka sokow qoraalkii ay soo saareen toddobaadkii hore, waxa ay u muuqdaan inay culays saarayaan inay doorashooyinka baarlamaanka iyo deegaanku qabsoomaan.