Bayaan Taageero Oo Beesha Baha Muse U Dirayso Shirka Hoodaale Ee Sacad Muse

1
1111

Picture1Shirka Hoodaale ee Beesha Sacad Muse uga Furmay Deegaanka Agabar ee Gobolka Gabilay oo mudo dheer  laga dhursugayey inuu qabsoomo ee  shalay oo taariikhdu ahayd 23.09.2013 uu furay Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal, Shirkaas oo ay kaga tashanayaan Sacad Muse danahooda gaarka ah ee xaga Horumarka, Midnimada, Deegaanka iyo arimo badan oo beesha khuseeya mudo dheerna la saadaalinayey inuu suuragal noqdo anaguna hadii aanu nahay beesha Baha Muse aanu mudo dheer u ducaynaynay inuu shirkaasi si wadajir ah u taabo qaado oo ilahay u suuragaliyo ugu danbayntiina  ilaahay suura galiyey.

 

 hadaba anaga oo  ah Madax dhaqameedka,Cuqaasha, Abwaanada,  Aqoonyahanka , Dhalinyaradda, iyo Xildhibaanada Beesha Baha Muse kuna hadlayna magaca guud ee Beesha Baha muse waxaanu hanbalyo halkan uga gudbinanayaa Shirka uga socda Beesha Sacad Muse Deegaanka Agabar Shirkaas oo aanu rajaynayno inay ka soo baxaan wax dan u ah beesha Sacad Muse gaar ahaan iyo guud ahaan beesha Subeer Awal iyo Somalilandba.

Hadaba anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin waxaanu ku boorinaynaa beel waynta Sacad muse in shirkoodaasi sidaas wanaagsan ee uu u furmay ku dhamaado guul iyo gobonimo iyo ujeedadii shirka loogu talo galay oo ilahay ku guuleeyo.

Magacyada Shirka Hanbalyeyna.

Xildhibaan Xaashi Cabdi Shiil (Maaya Khaarij)

Xildhibaan Cumar Ali Obsiiye

Chief Caaqil Ismail Cumar Xassan

Caqil Baaruud Cumar Cabsiiye

Caaqil Adam Madar Bulaale

Caaqil Khadar Aw Yusuf Magan

Caaqil Cumar Hawsi

Abwaan Adam Jamac Sooyaan (Sheekeeye)

Abwaan Muse Madar Cawale

Oday Cali Yonis Sabban

Oday Mahamed Aw Muse Habane

Oday Iid Adam Awaleh

Oday Khadar Cismaan Habbane

Oday Budul Muhumed Ismail

Oday Cumar Aw Axmed Faarax

Oday Cumar Faarax Ismaaciil

Oday Cali Yusuf Odowaa

Oday Cabdi Muxumed Aw Cali

Oday Dayib Axmed Ciise

Oday Shacayb Muuse Geedi

Oday Xassan Ismail Muhumed Shiine

Sheikh Ismail Sheikh Cabdilahi Isse

Shiekh Abdirahman Ahmed Ciise

Shiekh Maxamoud Cabdi

Shiekh Maxamed Geedi Cabsiiye

Cumar Hussein Cumar Shugri

Mustafe Xassan Maxamoud Amiirka

Khadar Xussen Ahmed

Engineer Cabdiraxman Maxamed Cumar

Engineer Adam Xussein Xarbi

Engineer Siciid Maxamoud Sheikh

Ganacsade Shucayb Xassan Maxamud

Siyaasi Ahmed Xaashi Cabdi

Siyaasi Ahmed Xassan Yusuf

Yusuf Cabdi Diiriye

Maxamed Cumar Xassan Oday

Cabdixakiim Cabdilah Gudawayne

Axmed Xusseen Yonis

Sheikh Hassan Mahamoud

Dr. Mahamed Haji Daahir Cabdi

En. Mahdi Hussein Abraar

Mujahid Yaxye Abdirahman Ciise

Ahmed Xussein Cumar Jabhad

Mujahid Abbiib Hassan Ahmed

Comments are closed.