Alle haw naxariisto wuxuu Macalin Gaariye yidhi
Waxaan gudayaa habeen,
Wuxuu galayaa saqdhexe
Waxaan gudbayaa biriish
Biriish ku dul taagan gees
Gafuur wiyileed ka baxay.
Waxaa girgir qaanso sudhan,
Warkaba aan gaabiyee,
Raggii go’ay wuxu u go’ay.
Alle haw naxariisto muxuu dardaaran iyo xikmado maanta muuqda inooga tagay.