GUUGUULE IYO MAANTA

40
3135

Waxaan idin weydiiyay miyaad maqasheen inay wasiiradii  caalamiga ahayd ee Shukri Baandarey is casishay. Taloow inantu maxay saluugtay, haddii uu warkaasi jiro waxa Shukri dhaqaajiyay wax hawl yar maahee. Nimankan la yidhi waa reer Somaliland asal ahaan oo Xamar ayay ka yimaadeen oo Garowe ayay inoo soo fadhiisteena warkooda yaa igu dhaama?

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here