GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Feb 11 2018 // Warar


Xukuumadiiba waxaad moodaa inay isla hadlayso iyadoon laba bilood jirin, markay laba sannadood jirtana bal sawirta noooca ay noqon doonto. Aniga laakiin waxaad igu ogaataan inaan soo qabto saddexda la sheegay mooyee afar ruux oo kale oo ku dhuumanaya shirkaddan Imaaraadka lagu samaystay.

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!