GUUGUULE IYO MAANTA

49
4381

Bil; maalin iyo laba u hadhay ayaa ka soo wareegtay maalintii uu Mujaahidku talada la wareegay, welina xukuumadiisii waxay u muuqataa qabyo ee taloow odayga miyay ku yara baahday mise jab ayuu la maaganyahay oo sidii uu nidaamkii safarada dibadda u bedelay ayuu u soo wadaa isbedelkii la sugayay ee salka balaadhnaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here