GUUGUULE IYO MAANTA

26
2955

Horta nin wasiiradan cusub ka mid ah oo yara faas ah waan arkayaa, nin maayaradii Muuse dalka ugu yimid ahaa oo buuq samaysanayana waan la socdaa, wasiiro hore iyo wakiil dibadeedna inay dawakaheen calashaan xil la’aan maalmo uun ah idinkuba waad ogtihiin. Bal haddaba waxaad soo saartaan ninka ka mid ahaa wasiiradii hudheelka ku qadeeyay oo uu hadalkiisu ayaamahan badan doono sidiisiina shar iyo khayrba afuufi doona. Kaas magaciisa idinkaan idiin dhaafay.?

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here