GUUGUULE IYO MAANTA

42
3437

Ilayn warba maynu haynee dalkaba kooxaa u tashaday. Wuxuun  baan maqli jiray niman doorasho diid ah ayaa madaxtooyada degen, dee waxa ka mid ah kuwan muraara dilaacay markii dalku yeeshay madaxweyne ee danahoodii irmaanka ahaa la taa-taabtay. Nin aanu is naqaano ayaa igu odhan jiray, “Dilaal qaran ayaa dal shisheeye inoo fadhiya.”, waaba runtii, waase la qabtay hadda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here