GUUGUULE IYO MAANTA

26
3390

Madaxweynaha la doortay iyo ninka uu u waddo arrimaha dibaduba taloow ma ogyihiin in Saynisyahankii caqliga badnaa ee Albert Einstein uu yidhi “Siyaasadu way ka adagtahay cilmiga Physics”. Taas, halkaas u dhaafi maayo, waase iga digniin. Waxaanse idiin sheegayaa lacagteenan qiimaha beeshay intaanay Qaramada Midoobay ka hadlin imisaan idin idhi waar lacagteenii intaanay Xaaji Axmed raacin ma u tashanaa ilayn waxay ka mid tahay astaamaha qarankee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here