GUUGUULE IYO MAANTA

0
606

Bal ka warama heerka uu marayo nidaamkeenii dawladnimo. Wasiir-xigeen ayaa laba wasiirul-dawle xilkii u kala wareejinaya. Wuxuun baan maqli jiray Xaajiga waxa SNM lagala wareegay iyadoo raggii dagaalami lahaa ay maxaabiis noqdeen oo baraago lagu dhex xidh-xidhay. Dawladnimooy kumee, kuma arkee kumee.