“Waxaan Hambalyo U Dirayaa Wasiir Cali Shoombe”

0
668

Picture1Anigoo ah Maxamed Cabdi Cadaawe, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa wasiirka cusub ee qorshaynta iyo xidhiidhka hay’adaha Md. Cali Salaan Jirde (Cali Shoombe), waxaanan hubaa in wasiirka cusubi ka soo bixi doona shaqada loo xil saaray, isagoo ah aqoonyahan ku haboon xilka uu Madaxweynuhu u magacaabay.

Waxaan sidoo kale madaxweynaha ku bogaadinayaa go’aanka uu xilkaas ugu magacaabay Wasiir Cali Shoombe, Allena waxaan ka baryayaa inuu wasiirka xilkiisa u fududeeyo.