Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Ayaa Maanta Dhaariyey Shaqaalihii Ka Shaqaynayey Cabaynta

0
16

shaqaalihii ka shaqaynayey cabaynta sanaaduuqda codbixinta Doorashada Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo Xisbiyada Qaranka.Shaqaalahan ayaa sanaaduuqda ku guri doona agabka goobaha codbixinta.