GUUGUULE IYO MAANTA

0
668

1Culimada bilowday inay masaajidada salaadda jimce  kaga hadlaan boobka hantida umadda iyo halista ay leedahay aakhiro iyo adduunyaba, waan bogaadinayaa, waayo waxa laga yaabaa inay dad badani waanada iyo wax  sheega culimaada wax ku qaataan oo uu Alle soo hadeeyo, dabadeedna inoo kaydiyaan hantideena.