GUUGUULE IYO MAANTA

32
2933

Waxa jirta siyaasad la yidhaahdo “Albaabada furan” oo faa’iido u leh wadamada soo koraya. Bal hadda u fiirso, Qatar dhawaan waxay Suudaan ka bilowday deked cusub sidaas oo ay tahay haddana Imaaraadka Carabtu wuxuu Suudaan amaahiyay $1.4 bilyan oo dollar. Bal odaygii Suudaan madaxda ka ahaa siyaasadda uu ciyaarayo daawada oo u fiirsada dadkaygoow. Bal u fiirsada siyaasadda khaarajiga ee wadanka aan inagaba fogayn ee Cumaan la yidhaahdo, waxay ciyaartaa siyaasad dhexdhexaadnimo ah oo dadkeeda iyo dalkeeda wax tar u leh.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here