Waxa la yidhi wasiiradii Siilaanyo qaar baa wershada roodhida samaystay oo ganacsato u dalacay. Intaas waxaan ku darayaa dawladaheenu colaadaha beelaha dhex mara xal uma heli karaan inta ay sidii shacabka baaqyo nabadeed dirayaan. Waaba dawlad’e maxaa u diiday inay sutida u qabato oo xididada u siibto dadka fitno wadayaasha ah ee dadka walaalaha isku dilaya.