GUUGUULE IYO MAANTA

0
1256

Talow qoladan dawladda Hoose ee xashiishka magaalada ka nadiifin kari weyday, may tagaan Shiinahaas la yidhi xashiishkiiba lacag buu siisanayaa, innaguna adhigan Sucuudigu innagu dhibay ayaaba inoo badbaadi lahaa e’