Taloow haddaynu is nidhaahno tiriya dhaxalka uu Madaxweyne Siilaanyo Somaliland uga tagayo 7 sannadood oo uu xilka hayay xaggaynu ka bilownaa. Ma La lacagtii uu ugu yimid xataa kontonka shillin oo socda ee maanta shantii boqol la baafinayo, ma dalalka joojiyay in Basaboorkeena lagu tago mise wasiirada xaafadiisa ee aan habeena xilka laga qaadin.