GUUGUULE IYO MAANTA

0
588

22Waxaan idin weydiiyay banaan baxan shalay carruurtii iskuulada lagaga soo saaray macnihiisa yaa fahmay. Waxa la yidhi dheriga karka maxaa ka keenay iyo kulaylka. Banaan baxaas sabab ayaa keentay oo waxbaa soo kordhee ila raadiya arrintaas.