GUUGUULE IYO MAANTA

0
558

Waxaaban anigu u baqayaa in nidaamkeena dawladnimo awoodi kari waayo inuu doorashada madaxtooyada inaga saaro. Iyadoo dhawr bilood hadhsanyihiin ayaad arkaysaa sida ay wasaaraduhu isu wada haystaane, bal maxaad u malayn marka ay Waddani iyo KULMIYE-na bilaabaan ololaha rasmiga ah.