Xalay ayaan arkay qaar leh waxaanu bacda Ramadaan soo saaraynaa hees la yidhaahdo “Waa lanoo dhuuntee Rayaale Mee.”, iyagoo ka jawaabaya odhaahdii waagii UDUB-tii qaar kale odhan jireen ee ahayd “Waa lana sirree Siilaanyo mee.”