GUUGUULE IYO MAANTA

0
558

22Nin baa wuxuu berri arkay siyaasiyiinteena oo markay xilka qabtaan guryo dhista, meherado waaweyna furta. Dabadeedna wuxuu yidhi, “siyaasiyiinta Afrika markay lacag doonayaan waxay noqdaan wasiir, laakiin siyaasiyiinta dunidu markay lacag doonayaan baayac mushtari ayay galaan.”

 Bal inagana maanta eega oo nin walba qiimeeya. Waxaad arkaysaa qaar aan buul Hargeysa ku lahayn oo maanta toban; toban guri isku xidhay.