GUUGUULE IYO MAANTA

0
556

22Imisaan siyaasiyiinteenan hadalka badan ku idhi adeer hadaladiina u fiirsada haddii kale gantaal badda cas maraya ayaad Hargeysa ku soo leexin doontaan. Bal imika eeg, hadalkii yaraa ee uu Wasiir Maxamuud Xaashi islahaa saxaafadda ugu hanjab waa kaas gaadhay nimankii golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Cigaal baa laga hayay waar hooy aynu hadalada hoos isu nidhaahno.