Qaar Ka Mid Ah Wasiiradii Axmed-siilaanyo Ee Aan Ka Mid Noqon Xukuumadda Cusub Ee Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Dareenkooda

51
2061

Hargeysa (Geeska)-Qaar ka mid ah xubnihii golaha wasiirada Madaxweyne Siilaanyo ee aan ka midka noqon xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dareenkooda iyo siday u arkaan inaan lagu soo darin liiska wasiirada cusub.

Wasiirkii Wasaaradda Ganacsiga Dr Cumar Shucayb Maxamed, qorshaynta Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo), duulista iyo hawada Farxaan Aadan Haybe  iyo Wasiirkii Waxbarashada Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere), oo Xukuumaddii Axmed Siillaanyo, ka mid ahaa, Wasiiradda la magacaabayna aan ka mid noqon ayaa ka hadlay dareenkooda ku saabsan siday u arkaan inay ka dhex muuqan waayaan Golaha Wasiiradda Xukuumadda Muuse Biixi,waxayna sheegeen in xilku wareegto yahay, dhibna aanay u arkayn in lagu soo dari waayo.

Wasiirkii Wasaaradda Ganacsiga Dr Cumar Shucayb Maxamed iyo Wasiirkii Waxbarashada Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere),oo Wargeyska Geeska Afrika u waramaya ayaa ugu horeyn Wasiirkii Ganacsigu Dr Cumar Shucayb Maxamed yidhi “Xilku waa meerto, waana sunaha dawladnimada in marka qof kursiga ku fadhisto, haddana xilka laga qaado, sidaas oo ay tahay Wasiiradda la magacaabay waan u hambalyeynayaa, waxaana ugu hambalyeynayaa xilalkaas loo magacaabay, waxaana ALLE uga baryayaa inuu xilka ku asturo, oo waajibaadka ay umadda u qaadeen sida ugu daacadsan uga soo baxaan, Madaxweyne Muuse Biixina waxaan u rajaynayaa in sida Rwanda uu Madaxweynahoodu ugu horumariyey in isna Somaliland u horumariyo, inuu dalka guul, barwaaqo, badheedh iyo horumar u horseedana waan u rajaynayaa”.

Wasiirkii Ganacsigu mar uu ka hadlaayey inuu ka sii mid ahaanayo Xisbiga Kulmiye ayaa yidhi “Waan ka sii mid ahaanaya Xisbiga Kulmiye, walibana waanu la shaqayn doonaa Madaxweynaha, wax kasta oo la nooga baahdana hiil iyo hooba waanu la garab taagan nahay, in dadkeenu isku duubnaado, oo mid noqdo, oo aynu Xukuumaddeena dhiso, ayaa la inooga baahan yahay”.

Wasiirkii Waxbarashada Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere),oo aanu isna wax ka weydiinay dareenkiisa ku aadan in aanu ka mid noqon Xukuumadda la magacaabay ayaa yidhi “In xilka la iga qaado,waan ku faraxsan nahay, xilkuna soo meerto maaha, ha lagula arko, oo ha lagula dareemo dhibaatada iyo xilka, laakiin haddii aad adigu kaligaa huursato, waa mushaakil, haddii xilka laga qaadayna kama xumi, ee waan ku faraxsan nahay, tacab badan baa dalka iga galay, nin ka ordaya dalka ma ihi, nin dibin daabyo u taagana ma ihi, nin wixii uu tari karayo u diyaar ah ayaan ahay”.

Mar aanu wax ka weydiinay inuu Xisbiga Kulmiye ka sii mid ahaanayo iyo inuu ka baxayo madaama aanu ka dhex muuqan Xukuumadda Muuse Biixi ayaa  yidhi “Kulmiyena waan ka sii mid ahaan doonaa,insha allaahna madaxdiisa sare ayaanu ka qayb gali doonaa, Kulmiyena cid ma leh ee umadda ayaa leh, Kulmiyena waa Xisbigeenii,

Wasiirka qorshaynta Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo, ayaa isna yidhi “Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xisbiga Kulmiye Ujeedada aanu ka lahayn May ahayn in aanu Xil Wasiir ka Helno ee waxay ahayd in Musharaxayaga iyo Xisbigayagu Guuleeystaan,labadiiba waanu ku Guuleysanay, Xukuumada uu soo dhisayna waan soo dhaweynaynaa waanan Kula la shaqeynaynaa” sidaas ayuu yidhi.

Wasiirka duulista iyo hawada Farxaan Aadan Haybe, ayaa isna ka hadlay dareenkiisa, waxaanu yidhi “Xukuumaddan la magacaabay waxaan u arkaa inay tahay Xukuumad ka timid Xisbiga Kulmiye, oo ka timid Madaxweynihii la doortay, marka anaguna Xisbigaas ayaanu ka wada tirsanayn, Madaxweynuhuna Doorashada iyo dookhaba isaga ayaa leh.”

Mar aanu wax ka weydiinay sida uu arko inuu ka dhex muuqan waayo Wasiiradda la magacaabay ayaa ku jawaabay “Sunaha dawladnimo ayey ka mid tahay in la is bedelo, Madaxweynahana markii aanu la garab taagnayn, ee aanu Xisbiga la halgamaynay mab’da ayaa na walaaleeynayey, oo aanu ku wada soconay, macnaha iyo ujeedadu may ahayn inuu xil noo magacaabo, oo kumaanu wada socon, laakiin waxaanu ku wada soconay inuu Madaxweyninimada uu ku guulaysto, Xisbiguna soo baxo, taasina ALLE uu noo suurtagaliyey, ta labaadna Madaxweynuhu isaga ayaa leh qalinka, go’aanka iyo taladda, isaga ayey ka bilamaan, kuna dhammadaan, cida uu la tashanayo isaga ayaa la tashanaya, haddii uu arko cida raggii la soo halgamay inay qaar nastaan, wax ceeb ah maaha, Xisbiga ayaanu ku wada jirnaa, waanu la shaqeeynaynaa, Ragga kalena waa Rag iyana halganka ku jiray, iyana waanu garab taagan nahay oo waanu la shaqeeynaynaa, oo talo iyo tusaaleba waanu ku biiraynaa”.

Geesta kale Farxaan Aadan Haybe, ayaa ka hadlay sida uu u arko in wasaaradii duulista la hoos geeyay wasaaradda gaadiidka, waxaanu su’aal isweydiin mudan ku tilmaamay in hawadu hoos tagikarto gaadiidka.

Wasiir Farxaan oo uu Geeska Afrika weydiiyay sida uu u arko in Wasaaradda Duulista Hawada ee uu Wasiirka ka ahaa meesha laga saaray ayaa ku jawaabay “Sida aan war ku hayo Wasaaraddu waxay u muuqata in la hoos geeyey Wasaaradda Gaadiidka, waayo haddii dib loo magacaabayo sida Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Deegaanka, Diinta iyo Awqaafta,  ayaa dib loo magacaabi lahaa, markaas macnaheedu waxa uu ku siinayaa in meesha laga saaray, laakiin waxa isweydiinta leh waa sadaasha oo ah hawada, ma hoos tagi karaan Gaadiidka, oo inta badan kama mid noqdaan nidaamka Caalamiga ah, taasna waxaan filayaa inay qorshaha ugu jirto Madaxweynaha, inuu u sameeyo Wakiilad, ama Hay’ad madax banaan”.

 

51 COMMENTS

  1. My wife and i got so satisfied when John managed to complete his investigation while using the ideas he had using your weblog. It’s not at all simplistic to simply always be giving away thoughts that the others might have been making money from. So we know we’ve got the website owner to appreciate for this. The explanations you have made, the simple website menu, the relationships you will help to promote – it’s all terrific, and it’s aiding our son in addition to us recognize that that idea is exciting, which is extremely fundamental. Thanks for everything!

  2. I truly enjoy looking at on this website, it has excellent articles. “One should die proudly when it is no longer possible to live proudly.” by Friedrich Wilhelm Nietzsche.

  3. Thank you for sharing superb informations. Your website is very cool. I’m impressed by the details that you¡¦ve on this blog. It reveals how nicely you understand this subject. Bookmarked this website page, will come back for extra articles. You, my friend, ROCK! I found simply the info I already searched everywhere and just could not come across. What a perfect site.

  4. Generally I don’t learn post on blogs, however I wish to say that this write-up very compelled me to take a look at and do it! Your writing taste has been amazed me. Thank you, very nice post.

  5. Magnificent website. Lots of useful info here. I’m sending it to several friends ans additionally sharing in delicious. And certainly, thanks in your effort!

  6. The fresh Zune browser is amazingly Great, nonetheless not as favourable as the iPod’s. It functions very well, yet is not as instantaneous as Safari, and contains a clunkier interface. If yourself occasionally software on using the world wide web browser that’s not an issue, nevertheless if you happen to be planning in the direction of browse the world wide web alot against your PMP then the iPod’s larger sized display and greater browser may possibly be critical.

  7. It is really a great and useful piece of info. I am glad that you shared this useful information with us. Please keep us informed like this. Thank you for sharing.

  8. Thank you for every other great article. Where else may just anyone get that type of information in such an ideal manner of writing? I’ve a presentation next week, and I am on the search for such info.

  9. My wife and i ended up being absolutely lucky that Chris could complete his studies with the precious recommendations he was given from your own web site. It’s not at all simplistic to just be giving freely helpful hints that many people could have been selling. We really consider we have got the website owner to be grateful to for this. The main explanations you’ve made, the easy site navigation, the relationships you can make it easier to engender – it’s got all excellent, and it’s really assisting our son in addition to the family feel that that theme is enjoyable, and that’s exceedingly essential. Thank you for the whole lot!

  10. This is getting to be a bit excess subjective, nevertheless I substantially want the Zune Industry. The interface is vibrant, includes excess aptitude, and some amazing functions like ‘Mixview’ that let by yourself out of the blue look at related albums, songs, or other customers identical in direction of what you are listening toward. Clicking on a person of people will middle upon that product, and another mounted of “neighbors” will appear into watch, letting your self in direction of navigate near researching by similar artists, audio, or users. Conversing of customers, the Zune “Social” is much too Wonderful entertaining, allowing on your own track down other people with shared tastes and turning out to be mates with them. Yourself then can pay attention in direction of a playlist built centered upon an amalgamation of what all your friends are listening towards, which is much too exciting. People anxious with privacy will be relieved in the direction of know oneself can keep away from the general public from seeing your personal listening patterns if oneself so select.

  11. Generally I do not read article on blogs, but I would like to say that this write-up very forced me to try and do so! Your writing style has been amazed me. Thanks, quite nice article.

  12. Great write-up, I¡¦m regular visitor of one¡¦s blog, maintain up the excellent operate, and It’s going to be a regular visitor for a long time.

  13. I really enjoy looking through on this internet site , it has got superb posts . “Heavier-than-air flying machines are impossible.” by Lord Kelvin.

  14. I’ve been surfing on-line more than three hours as of late, yet I by no means discovered any fascinating article like yours. It¡¦s lovely value sufficient for me. In my opinion, if all site owners and bloggers made just right content as you probably did, the internet can be a lot more helpful than ever before.

  15. I have to show my love for your generosity giving support to women who have the need for help with in this issue. Your very own dedication to passing the message all over was wonderfully functional and has regularly encouraged guys just like me to arrive at their pursuits. This interesting guide means a great deal to me and especially to my office colleagues. Thanks a ton; from everyone of us.

  16. This is turning into a bit even more subjective, still I substantially choose the Zune Market place. The interface is colorful, is made up of extra aptitude, and some great functions which includes ‘Mixview’ that let you abruptly perspective identical albums, tunes, or other buyers identical towards what you happen to be listening to. Clicking upon a person of these will center on that product, and yet another fastened of “neighbors” will come into impression, letting your self towards navigate more than studying by way of similar artists, audio, or consumers. Conversing of end users, the Zune “Social” is additionally excellent enjoyable, permitting you uncover many others with shared choices and becoming buddies with them. By yourself then can listen in direction of a playlist designed dependent on an amalgamation of what all your mates are listening in the direction of, which is far too thrilling. Those fearful with privateness will be relieved in direction of know oneself can stop the public versus watching your person listening habits if your self so opt for.

  17. Thanks , I have just been searching for info about this topic for a while and yours is the greatest I’ve discovered till now. However, what concerning the bottom line? Are you certain about the source?

  18. hi!,I love your writing so so much! percentage we communicate more approximately your article on AOL? I require a specialist in this house to solve my problem. May be that’s you! Taking a look ahead to see you.

  19. Hiya, I’m really glad I’ve found this information. Today bloggers publish only about gossips and internet and this is actually irritating. A good web site with exciting content, that is what I need. Thank you for keeping this website, I’ll be visiting it. Do you do newsletters? Can’t find it.

  20. I got what you mean , appreciate it for posting .Woh I am happy to find this website through google. “Delay is preferable to error.” by Thomas Jefferson.

  21. Excellent read, I just passed this onto a colleague who was doing a little research on that. And he actually bought me lunch as I found it for him smile So let me rephrase that: Thanks for lunch! “Bill Dickey is learning me his experience.” by Lawrence Peter Berra.

  22. You are my inhalation, I possess few blogs and occasionally run out from brand :). “Actions lie louder than words.” by Carolyn Wells.

  23. Involving me and my spouse we have owned far more MP3 avid gamers over the several years than I can rely, like Sansas, iRivers, iPods (classic & touch), the Ibiza Rhapsody, and many others. But, the final handful of several years I’ve solved down in the direction of 1 line of avid gamers. Why? Given that I was joyful to locate how well-designed and enjoyable in the direction of hire the underappreciated (and commonly mocked) Zunes are.

  24. I’m not sure where you are getting your information, but great topic. I needs to spend some time learning more or understanding more. Thanks for fantastic information I was looking for this information for my mission.

  25. Generally I don’t read post on blogs, but I would like to say that this write-up very pressured me to take a look at and do it! Your writing taste has been surprised me. Thanks, quite nice article.

  26. The fresh Zune browser is amazingly Terrific, still not as Fantastic as the iPod’s. It will work very well, still is not as instantaneous as Safari, and is made up of a clunkier interface. If on your own often program upon taking the website browser which is not an issue, however if you’re designing towards read through the world wide web alot versus your PMP then the iPod’s larger exhibit and improved browser may perhaps be significant.

  27. I have recently started a website, the information you offer on this website has helped me greatly. Thanks for all of your time & work.

  28. Pretty nice post. I just stumbled upon your blog and wished to say that I have truly enjoyed surfing around your blog posts. In any case I’ll be subscribing to your rss feed and I hope you write again soon!

  29. Good web site! I really love how it is easy on my eyes and the data are well written. I’m wondering how I might be notified whenever a new post has been made. I’ve subscribed to your RSS feed which must do the trick! Have a great day!

  30. If you happen to be however upon the fence: get your preferred earphones, mind down towards a Ideal Order and talk to towards plug them into a Zune then an iPod and see which one particular sounds much better in direction of on your own, and which interface would make oneself smile added. Then you can comprehend which is straight for your self.

  31. An attention-grabbing dialogue is worth comment. I think that it’s best to write extra on this subject, it won’t be a taboo subject however usually individuals are not sufficient to speak on such topics. To the next. Cheers

  32. I just want to tell you that I am just very new to weblog and definitely liked your blog site. Very likely I’m planning to bookmark your website . You absolutely come with great articles and reviews. Many thanks for sharing with us your website page.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.