Ismaaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Xidhiidh Uu Sucuudigu Somaliland La Yeesho

6
56

Hargeysa (Geeska)-Prof:Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, iyo masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan xidhiidhka la sheegay inuu Sucuudigu doonayo inuu la yeesho Somaliland iyo amuuro kale.

Prof:Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn isagoo ka hadlay xidhiidhka Sucuudiga ayaa yidhi “Way wanaagsan tahay in Sucuudigu xidhiidh la yeesho Somaliland, is bedel culus baana soo socda ee waxa wanaagsan in la isku diyaariyo,is bedel xoogan ayeyna Somaliland u baahan tahay, waxaana wanaagsan inaynu Siyaasadeena wax ka bedelno, oo aynu la jaanqaadno is bedelada ka socda Geeska Afrika, doorkeenana qaadano”.

Prof:Buubaa mar uu ka hadlaayey socdaalkii Badhan ee Madaxweynaha Puntland ayaa yidhi ‘Cidla ayuu inaga helay Cabdiwali Gaas, olole ayuu kolay ku jiraa, oo arintan lagulama socdo, oo Dad badan oo Siyaasiyiin ah oo reer Puntland ahi kulama socdaan, socdaalkiisana olole ayuu ka dhiganaya,  anigana waxay ila tahay qof aad fadhiga kaga adag tahay la iskuma sare taago, markaas inaynu Puntland iskuba taagno, anigu umaba arko, cidda loo baahan yahay inaynu la hadalno ee heshiis dantooda iyo danteenu ku jirto aynu la heshiino waa Soomaaliya oo dhan, Puntland waa Gobol Somaliya ka tirsan, waxaana haboon inaynu ula dhaqano sidii Gobol inay tahay, mana aha dawlad dhiggeena oo kale ah, haddii aad sare u qaado, oo aad isku taagto oo dagaal iyo waxaas la timaado, adiga ayaa hoos isku dhigaya”.

 

6 COMMENTS

  1. Fantastic goods from you, man. I’ve understand your stuff prior to and you are simply extremely fantastic.

    I actually like what you’ve acquired here, certainly like what you’re saying and the way in which through which you assert it.
    You make it entertaining and you still take care of to keep it sensible.
    I cant wait to learn much more from you. This is actually a wonderful web site.

  2. Oh my goodness! Amazing article dude! Thank you, However
    I am encountering problems with your RSS. I don’t understand
    why I am unable to subscribe to it. Is there anybody getting identical RSS problems?
    Anyone who knows the solution can you kindly respond?
    Thanks!!

  3. When I initially commented I clicked the “Notify me when new comments are added”
    checkbox and now each time a comment is added
    I get three e-mails with the same comment. Is there any way you
    can remove me from that service? Many thanks!

  4. Hey there! This post couldn’t be written any better!
    Reading through this post reminds me of my old room mate!
    He always kept talking about this. I will forward this post
    to him. Fairly certain he will have a good read.
    Thank you for sharing!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here